Wednesday, August 3, 2022

8 Qodob oo kugu qasbaya in aad isbedel sameyso


 

 

1.Problemska hadii ay kaa bataan

2.hadii aad mushkilad wayso oo wax walba ay kala socdaan

3.in ay soo noqnoqdaan qaladaad aad horay u gashay ama gefaf

4.wadadii saxda ahayd hadii aad kaleexato sida ,  quraanki , sunnihii Nabiga ,Horumarka,

5. Noloshada macnaheeda hadii qofka waayo, sida dadka stresska ku dhacay ee dhahay Nolosha qiima maba lahan, oo aad arki weydo qiimahaaga, sidoo kale dadka kugu xeerana ay arki waayaan qiimahaaga

6.in aad ka naafowdo  garaadka, Aqoonta, Cibaadada

7. Masuuliyaddaada hadii ay isbedesho,sida in aad ahayd Doob kadib waad guursatay, wa inaad isbedeshaa oo jeebkaagu isbedelo, Dhaqankaagu isbedelo,

Ama Awal xaas lee ahayd, Caruur aya kugusoo korodhay Adigana waa in aad is bedeshaa,

Hooyadaa iyo aabahaa baa kuu noolaa hadii ay dhintaan  waa in aad isbedeshaa

8.Qofku in uu nolosha ka daalo, oo uu caajisnimo qaado oo far dhaqaajin waayo, oo dhinaca horumarka uu talaabo u qaadi waayo

No comments:

Post a Comment