Hada oo aan joogno 2022 hadii boqol sano lagu daro waxay noqon doontoo 2122 ,
Badankeen hadda nool waxaan ku biiri doonaa qaraabadeena iyo asxaabteena oo hada ku nool dhulka hoostiisa ,
Waxa imaan doona jiil kale oo aan na aqoonin oo na ilaabi doono, waxay la wareegi doonaan guryaheena iyo wadooyinka iyo wax walbo oo aan maanta u aragno inan milkiyad u leenahay ,
Kuwa ugu roon ayaa magaceena xasuusan doono ,
Jiilkaas iyagana waxaa sii badali doono 10naan jiil oo iyagana aduunyada ay si degdeg ah u sagootin doonto .
Marka hadii aan u jeedno halka aan u socono shaki la'aan
Wanaag samee , xumaantana iska ilaali , hana noqon labada qof ee adduunka ugu xun kuwaas oo kala ah
1.Qof aan masaajidka gelin waligiis ilaa janaasadiisa la geeyo !!
2.Dumar aan waligood is asturin ilaa karftanta lagu asturo aakhirkii !!!!
No comments:
Post a Comment